Sideen kuu caawin karnaa?
Taageeradani waxay gaar u tahay Shukaamiye: hababka login, credits, upload-ka screenshot, jawaabaha AI, iyo ciladaha isticmaalka.
Support-ka Shukaamiye
Ka fur foomka xiriirka GaraadAi, kuna qor “Shukaamiye Support” iyo sharaxaadda ciladda. Foomku hadda wuxuu diyaariyaa qoraal lagu koobiyeeyo ama la soo dejisto; ma diro codsi si toos ah ilaa adeegga email/backend lagu xiro.
Fur GaraadAi Support ↗Si aan kuu caawino
- Nooca telefoonka iyo browser-ka;
- Mode-ka aad dooratay;
- Fariinta qaladka oo aan ku jirin xog sir ah;
- Qiyaasta waqtiga ay ciladdu dhacday.
Ha ku darin password, OTP, xog maaliyadeed ama screenshots muujinaya faahfaahin gaar ah oo aan loo baahnayn.