Gaashaan
GAASHAAN / GARAADAI

Difaaca dijitaalkaaga. Si miyir leh.

Macluumaadka rasmiga ah ee Gaashaan App iyo nooca hadda.

La cusbooneysiiyey: 26 Oktoobar 2026

Gaashaan waa maxay?

Gaashaan waa badeecad dijitaal ah oo GaraadAi horumariso, iyadoo diiradda saareysa isticmaal miyir leh, Focus Mode, la socodka horumarka iyo adeegyo kale oo loo darayo si tijaabo leh.

Website-kan waa hoyga rasmiga ah ee Gaashaan ee ku jira domain-ka GaraadAi. Halkan waxaa laga helaa faahfaahinta app-ka, sii-deynta APK-ga, siyaasadaha iyo taageerada.

Nooca hadda

  • Version: 1.0.1 · Build 4
  • APK: 45.48 MB
  • Android: 7.0 ama ka cusub
  • Google Play: wali lama daahfurin

Astaamaha waxay ku xiran yihiin build-ka la soo dejiyo. App Control iyo VPN kuma jiraan build 1.0.1. Features-ka mustaqbalka lagu qorsheeyo ma aha kuwo hadda la heli karo.

Shirkadda

GaraadAi waxay dhistaa apps, websites iyo nidaamyo dijitaal ah. Gaashaan waa mid ka mid ah badeecooyinkeeda, Shukaamiye-na waa adeeg kale oo ay bixiso.