Gaashaan
GAASHAAN / GARAADAI

Taageerada Gaashaan

Kanaallada rasmiga ah ee caawimada, sii-deynta iyo su’aalaha lacag-bixinta.

La cusbooneysiiyey: 26 Oktoobar 2026

Sideen kuu caawin karnaa?

Isticmaal kanaallada hoose haddii aad qabto cilad rakibid, su'aal akoon, feature ama codsi xog. Si aan si dhakhso leh kuu caawino, ku dar nooca Gaashaan, nooca Android iyo tallaabooyinka ciladda keenay. Ha soo dirin password, PIN ama code OTP.

WhatsApp SupportLa xiriir +252 61 770 7270 ↗Telegram Support@GaashaanApp ↗Official APK / Faahfaahinta nooca app-ka

Lacag-bixin iyo subscription

Subscription-ka ka dooro Gaashaan App. Checkout-ka webview-ga waa inuu helo plan-ka app-ka ka yimid; websaytku ma doorto plan-ka. Shukaamiye credits waxaa laga iibsan karaa bogga Shukaamiye Credits.

EVC Plus, Sahal, ZAAD iyo eDahab checkout-yada muuqda hadda waa DEMO. Gateway-ga iyo lambarada qaabilaha lama hawlgelin. Ha dirin lacag adigoo ku tiirsan animation-ka tijaabada.

Waxa ku daraya codsigaaga

  • Model-ka telefoonka iyo Android version;
  • Gaashaan version/build;
  • Tallaabooyinka ciladda keenay iyo waxa aad filaysay inay dhacaan;
  • Screenshot aan muujin xog sir ah.