Sideen kuu caawin karnaa?
Boggan waxaa loogu talagalay taageerada shirkadda GaraadAi oo dhan: adeegyada software-ka, website-yada, mobile apps-ka, UI/UX iyo codsiyada mashruuca.
Codsi mashruuc ama su'aal guud
Ka fur foomka xiriirka bogga hore, qor waxa aad u baahan tahay, kadibna koobiyee ama soo dejiso codsiga aad diyaarisay.
Fur foomka GaraadAi ↗Waxa ku daraya codsigaaga
- Sharaxaad gaaban oo fikraddaada ah;
- Nooca website, app ama system aad u baahan tahay;
- Miisaaniyadda iyo waqtiga aad hiigsanayso, haddii aad taqaan;
- Email ama hab xiriir oo aad rabto in lagaa helo.
Ogow: Foomka website-ka ee hadda jira wuxuu diyaariyaa qoraal lagu koobiyeeyo ama la soo dejisto; weli si toos ah uguma diro server ama email. Taas waa in la xiraa ka hor daahfurka adeegga xiriirka.
Taageerada alaabooyinka
Haddii su'aashaadu ku saabsan tahay Gaashaan ama Shukaamiye, u gudub bogga alaabta si aad u hesho taageeradeeda gaarka ah.