GARAADAI / COMPANY

Support

Taageerada guud ee GaraadAi iyo codsiyada mashruuca.

La cusbooneysiiyey: 28 Oktoobar 2026

Sideen kuu caawin karnaa?

Boggan waxaa loogu talagalay taageerada shirkadda GaraadAi oo dhan: adeegyada software-ka, website-yada, mobile apps-ka, UI/UX iyo codsiyada mashruuca.

Codsi mashruuc ama su'aal guud

Ka fur foomka xiriirka bogga hore, qor waxa aad u baahan tahay, kadibna koobiyee ama soo dejiso codsiga aad diyaarisay.

Fur foomka GaraadAi ↗

Waxa ku daraya codsigaaga

  • Sharaxaad gaaban oo fikraddaada ah;
  • Nooca website, app ama system aad u baahan tahay;
  • Miisaaniyadda iyo waqtiga aad hiigsanayso, haddii aad taqaan;
  • Email ama hab xiriir oo aad rabto in lagaa helo.
Ogow: Foomka website-ka ee hadda jira wuxuu diyaariyaa qoraal lagu koobiyeeyo ama la soo dejisto; weli si toos ah uguma diro server ama email. Taas waa in la xiraa ka hor daahfurka adeegga xiriirka.

Taageerada alaabooyinka

Haddii su'aashaadu ku saabsan tahay Gaashaan ama Shukaamiye, u gudub bogga alaabta si aad u hesho taageeradeeda gaarka ah.